We provide specialized winterization services to safeguard your pool during the off-season, and when spring arrives, we handle the thorough opening process.

Kulanka Gudoonka maxkamadda Sare iyo Garsoorayaasha Maxkamadaha Gobollada iyo Degmooyinka Dawladda Puntland

  • Home
  • News
  • Kulanka Gudoonka maxkamadda Sare iyo Garsoorayaasha Maxkamadaha Gobollada iyo Degmooyinka Dawladda Puntland

[Garoowe- 17-Luulyo-2025} Gudoomiyaha Maxkamadda Sare DPL Mudane Xassan Yuusuf Nuur oo uu weheliyo Gudoomiye kuxigeenka Maxkmadda Sare Mudane Axmed Shiikh Cumar ayaa kulan is xogwaraysi ah xarunta maxkamadda Sare ee Garoowe kula qaatay Garsoorayaasha Maxkamadaha Gobollada iyo Degmooyinka Dawladda Puntland.

Kulaanka ayaa looga hadlay Horumarada la sameeyeeyey, Caqabadaha jiira iyo sidii xal loogu helilaaha.

Gudoonka Maxkamadda Sare ayaa uga mahad celiyey shaqooyinka adag ee ay bulshada u hayaan Garsoorayaashu, iyagoona kula dar daarmay in ay sii laba jibaaraan adeeg bixinta garsoor ee ay Bulshada u hayaan.

Author Image

Admin

Manager

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Copyingright@2025 Puntland Supreme Court. All Rights Reserved