We provide specialized winterization services to safeguard your pool during the off-season, and when spring arrives, we handle the thorough opening process.

Day: July 17, 2025

Kulanka Gudoonka maxkamadda Sare iyo Garsoorayaasha Maxkamadaha Gobollada iyo Degmooyinka Dawladda Puntland

[Garoowe- 17-Luulyo-2025} Gudoomiyaha Maxkamadda Sare DPL Mudane Xassan Yuusuf Nuur oo uu weheliyo Gudoomiye kuxigeenka Maxkmadda Sare Mudane Axmed Shiikh Cumar ayaa kulan is xogwaraysi ah xarunta maxkamadda Sare ee Garoowe kula qaatay Garsoorayaasha Maxkamadaha Gobollada iyo Degmooyinka Dawladda Puntland. Kulaanka ayaa looga hadlay

Read More

Tababar

Guddoomiye Ku Xigeenka Maxkamadda Sare ee Dawlada Puntland Mudane Axmed Shekh Cumar, ayaa Magaalada Garoowe uga furay tababbar muddo saddex maalmood ah soconaya Garsooreyaasha iyo Xeer-ilaaliyeyaasha Putland, kaas oo ku saabsan dacwad oogista iyo garsoorida dambiyada tahriibinta iyo ka ganacsiga dadka. Tababbarkan oo uu

Read More

Copyingright@2025 Puntland Supreme Court. All Rights Reserved