1. Maxkamadaha derejada koowaad waa maxkamadaha ay ka bilowdaan dacwaduhu nooc kasta ha ahaadeene, marka laga reebo dacwadaha maamulka oo ka bilowda maxkamadda sare iyo kuwa dastuurku si kale u xeeriyo.
2. Tirada Garsoorayaasha Maxkamadaha derejada koowaad waxaa qeexaya Xeerka Nidaamka Garsoorka.
Puntland Somalia Garowe Wadajir Villege Behind GTEC St1
info@judiciary.pl.so
252-90-4556061
Copyingright@2025 Puntland Supreme Court. All Rights Reserved