Hay'adda Garsoorka ee Puntland waxa ay ka kooban tahay:
1. Maxkamadda Sare.
2. Maxkamadda Dastuuriga.
3. Maxkamadaha Rafcaanka ee Gobollada
4. Maxkamadaba Darajada koowaad.
5. Guddiga sare ee Maamulka Garsoorka
6. Xeer-Ilaalinta Guud.

Copyingright@2025 Puntland Supreme Court. All Rights Reserved