Xubnaha Guddiga Sare Maamulka Garsoorka

G SARE

Gudoomiyaha Guddiga

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Gudoomiyaha maxkamadda dastuuriga ah ⚖

ASDF

Xeer-ilaaliyaha Guud

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Dawladda Puntland

ASDF

Gorsoore Maxkamadda Sare

Garsoore maxkamadda Sare

ASDF

Garsoore maxkamadda Sare

Garsoore maxkamadda Sare

G SARE

Garsoore Maxkamadda Sare

Garsoore maxkamadda Sare .

ASDF

Qareen Dadweyne

Qareen Dadweyne

ASDF

Qareen Dadweyne

Qareen Dadweyne

1.Guddiga sare ee Garsoorku waa kan ugu sareeya Maamulka Garsoorka iyo ilaalinta M adaxbannaanidiisa.
2. Guddiga sare ee maamulka Garsoorku wuxuu ka kooban yahay:
b. Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo noqonaya Guddoomiyaha Guddiga sare ee Garsoorka.
t. Xeer-Ilaaliyaha Guud
j. Saddex garsoore oo ka tirsan maxkamada sare.
x. Labo garyaqaan oo laga soo xulay dadweynaha oo ay soo xusho xukuumadu, Golaha Wakiilladuna ogolaado.
3. Marka Guddoomiyaha Maxkamada sare gudan kari waayo xilka guddoominta Guddiga, sabab kasta ha ku timaadee, waxaa si ku meel gaar ah xilkii Guddoomiyanimadu ugu wareegayaa Garsoore ka tirsan Maxkamada sare oo darajo ahaan ku xiga Guddoomiyaha maxkamada sare.
4. Guddiga sare ee Maamulka garsoorka waxaa hawlihiisa nidaaminaya sharci gaar ah.

Copyingright@2025 Puntland Supreme Court. All Rights Reserved