Sida aan wada ogsoonahay, Golaha Garsoorku waa qayb ka mid ah saddexda qaybood ee dawladdu ka kooban tahay, iyadoo ladhisay sanadkii 1998, waxana xilka iyo waajibaadkiisu ku cadyihiin qaybta afraad ee Dastuurka qodobadiisa 89-aad ilaa 107-aad, waxaana hawlihiisa maamula Guddiga Sare ee Maamulka Garsoorka. Golaha Garsoorka Puntland waa mid dhammaystiran, wuxuuna ka koobanyahay Maxkamadaha, Xafiiska Xeer-ilaalinta Guud iyo Guddiga Sare ee Maamulka Garsoorka.
Halkan ka akhri Xeerka Nidaamka-Garsoorka_1998
Puntland Somalia Garowe Wadajir Villege Behind GTEC St1
info@judiciary.pl.so
252-90-4556061
Copyingright@2025 Puntland Supreme Court. All Rights Reserved