Maxkamadaha Dawladda Puntland

1

Maxkamadda Sare

1

Maxkamadda Dastuuriga

scale balanced solid full 1

9 +

Maxkamadaha Racfaanka

29 +

Maxkamadaha Degmooyinka

ms removebg preview removebg preview
Puntland Supreme Court
cropped ms removebg preview removebg preview

Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland waxay awood sharci u leedahay inay dhagaysato dhammaan dacwadaha rafcaanka ee laga soo gudbiyo xukunnada Maxkamadaha Rafcaanka, dhammaan dacwadaha maamul, iyo dib-u-eegista xukunnadeeda. Waxa kale oo ay fulisaa waajibaad kasta oo sharciyadu u qoondeeyaan, sida go’aaminta awoodda garsoorka ee dacwadaha u dhexeeya maxkamadaha caadiga ah.

Gudoomiyeyaasha Soo Qabtay Xilka Gudoomiyaha Maxkmadda sare
image portrait solid full

Gudoomiyaha 1aad

Gudoomiye: Yuusuf Xaaji Nuur

image portrait solid full

Gudoomiyaha 2aad

Gudoomiye: Cabdiqaadir Axmed Maxamuud

image portrait solid full

Gudoomiyaha 3aad

Gudoomiye: Axmed Siciid cabdi

image portrait solid full

Gudoomiyha 4aad

Gudoomiye: Cabdiqaadir Axmed Maxamuud

image portrait solid full

Gudoomiyaha 5aad

Gudoomiye: Yuusuf Xaaji Nuur

G SARE e1760126288624

Gudoomiyaha 6aad

Gudoomiye: Xasan Yuusuf Nuur Gudoomiyahada Hada Xilka Haya.

Wararkii udabeeyey

Tababar

Guddoomiye Ku Xigeenka Maxkamadda Sare ee Dawlada Puntland

Manaahijta Tababbarada Garsoorka Dalka

GAROOWE-19-Luulyo-2025: Kuxigeenka Maxkamada Sare ee Puntland Mudane Axmed

Kulanka Gudoonka maxkamadda Sare iyo Garsoorayaasha

[Garoowe- 17-Luulyo-2025} Gudoomiyaha Maxkamadda Sare DPL Mudane Xassan

Copyingright@2025 Puntland Supreme Court.All Rights Reserved