Manaahijta Tababbarada Garsoorka Dalka
GAROOWE-19-Luulyo-2025: Kuxigeenka Maxkamada Sare ee Puntland Mudane Axmed Sheik Omar ayaa maanta si rasmi ah uga gudoomay Agaasimaha Machadka Tababbarka Garsoorka Soomaaliya Ahmed Maxamuud Xasan Heeraab Manaahijta Tababbarada Garsoorka Dalka oo uu soo diyaariyay Machadka Tababbarka Garsoorka Soomaaliya , Manaahijtan ayaa ka kooban Todobo
Read More
