Maxkamdaha Racfaanka ee Gobollada

1. Xarumaha Maxkamadaha Rafcaanku waa magaalo- madaxyada Gobollada.
2. Maxkamadaha Rafcaanku waxa ay qaadaan dacwadaha rafcaanka laga soo qaatay ee xukunnadoodu ka soo dhamaadeen maxkamadaha derejada koowaad.
3. Awoodaha Maxkamadda Rafcaanku waxa ay ku egtahay gobolkeeda.
4. Maxkamad kasta ee Rafcaan waa in ay yeelataa ugu yaraan saddex (3) garsoore.
5. Shuruudaha laga doonayo garsoorayaasha loo qaadanayo Maxkamadda Rafcaanka waxa ay la mid yihiin kuwa Garsoorayaasha Maxkamadda Sare, sida ku cad qodobka 9 1aad ee Dastuurka. Garsoorayaashaasi waa in ay haystaan shahaado qaanuun ee la aqoonsan yahay ama in ay aqoon ballaaran u leeyihiin Shareecada

Copyingright@2025 Puntland Supreme Court. All Rights Reserved